Taariikhda ummadda Soomaaliyeed waxaa soo maray foolaad iyo haldoor u huray naftooda iyo aqoontooda sidii ay u hanuunin ...
Dilkii Madaxweyne Cabdirashiid Cali Sharmaarke, oo ahaa madaxweynihii labaad ee Jamhuuriyadda Soomaaliya, ayaa ka mid ah dhacdooyinkii ugu waaweynaa ee taariikhda siyaasadeed ee dalka. Madaxweynaha ay ...
Qoyskeedu waxay degeen waqooyiga London, gaar ahaan deegaanka Camden, halkaas oo ay ku soo barbaartay kuna dhisatay nolosheeda cusub. Markii ay Britain timid, kuma hadli jirin luuqadda Ingiriisiga, ...
Sida laga dheehan karo marka la akhriyo buugtiisa iyo qormooyinkiisa, Dr. Afrax waxa uu dhammaantood kula dagaalamayay ...
Waxaa saacadihii lasoo dhaafay magaalada Muqdisho la xaqiijiyay geerida weriye Xasan Kaafi, oo muddo dheer ku soo jiray mihnadda saxaafadda Soomaaliyeed, kana mid ahaa wariyeyaasha sida weyn looga ...
Ciidanka Dowladda Soomaaliya ayaa labadii toddobaad ee u dambeeyay hawlgallo ka dhan ah Al-Shabaab ka fuliyay deegaanno ka tirsan gobolka Shabeellaha Dhexe, gaar ahaan Daaru-nimca iyo Tawakal, sida ...
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Guutada Kumaandooska Danab, ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanka Buula Fulay ee gobolka Baay, sida lagu sheegay war-saxaafadeed kasoo baxay ...
Safiirka cusub ee Jamhuuriyadda Türkiye u qaabilsan Soomaaliya, Ferhat Alkan, ayaa si rasmi ah u bilaabay waajibaadkiisa diblomaasiyadeed ee Muqdisho, xilli xiriirka Soomaaliya iyo Turkigu uu marayo ...
Cabdirashiid Cali Sharmaarke wuxuu ahaa Ra’iisalwasaarihii ugu horreeyay ee Jamhuuriyadda Soomaaliya ay yeelato, xorriyaddii ...
Mashruuca ayaa la filayey inuu wax ka qabto daadadka, biyo-fadhiisiga iyo burburka waddooyinka Muqdisho xilliyada roobabka.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa bogaadiyey shacabka Soomaaliyeed ee maanta ka qeyb qaatay doorashooyinka Golaha Wakiillada iyo Goleyaasha Deegaanka ee ...
Muqdisho, 23 Sebtembar 2026 — Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay Kalfadhiga 8-aad, kulankiisa 18-aad, waxaana shir guddoominayay Guddoomiye ...
Some results have been hidden because they may be inaccessible to you
Show inaccessible results